Xog dheeraad ah oo laga bixiyey duqeymo Maraykanku ka geystay Puntland

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faahfaahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo Mareykanku ka fuliyey degaano ka tirsan Puntland. AFRICOM ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay 8-dii bishan duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen degaanada Buuraleyda Golis ee gobolka Bari, … Continue reading Xog dheeraad ah oo laga bixiyey duqeymo Maraykanku ka geystay Puntland